
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
DAAWO SAWIRRO: RW Kheyre oo shacabka reer Xudur kula hadlay Garoonka...
Xudur (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo maanta gaaray magaalada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa la hadlay...
TOP NEWS: Bankiga Adduunka oo saadaaliyay Kobaca sanadkan ku yimid dhaqaalaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Warbixin uu isniintii shalay soo saaray Bankiga Adduunka ayaa lagu sheegay in sanadkan la filayo in dhaqaalaha Soomaaliya uu sameeyo kobac...
Maxaa ka soo baxay Kulankii madaxa Galmudug uu la yeesheen Xildhibaano...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxa maamulka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud wuxuu kula kulmay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka...
UPDATE: DF Somaliya oo war deg-deg ah ka soo saartay dayactirka...
Muqdisho (Halqaran.com) – DF Soomaaliya ayaa beenisay wararka sheegaya in maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ay joojiyeen dhismaha iyo dayactirka lagu waday garoonka kubadda cagta ee...
DHAGEYSO: Abaaro ba’an oo dhibaato xooggan ku haya gobolka Gedo, &...
Gedo (Halqaran.com) - Abaar ba’an oo xilligan ka taagan dhulka baadiyaha gobolka Gedo ayaa saameysay daaqa, deegaanka iyo dadkaba.
Boqolaal Xoolo dhaqato ah ayaa wajahaya...
WAR CUSUB: Maxaa ka Ogtahay in dowladda Qadar ay Al-Shabaab siisay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Qatar ayaa lacag boqolaal kun oo dollar ah siisay maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab oo dhawaan hakiyay dhismaha waddada isku xirta Muqdisho...









