Sunday, March 15, 2026
29.4 C
Mogadishu

WAR CUSUB: Sidee ku timid in haweeney loo magacaabo ku-simaha agaasimaha wasaaradda gaashaandhigga Somaliya?!

Jihaan Cabdullaahi Xasan, waa haweeneyda iminka la magacaabay

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya, Xassan Cali Maxamed Amardanbe ayaa Haweeney u magacaabay ku-simaha agaasimaha wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya.

Jihaan Cabdullaahi Xasan ayaa loo magacaabay ku-simaha agaasimaha guud ee wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Tani ayaa noqoneysa markii ugu horeysay ee qof dumar ah loo magacaabo agaasime guud ee wasaaradda difaaca Soomaaliya.

Haddaba hoos ka akhriso, warqadda magacaabista haweeneysaasi:

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...