Jihaan Cabdullaahi Xasan
WAR CUSUB: Sidee ku timid in haweeney loo magacaabo ku-simaha agaasimaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya, Xassan Cali Maxamed Amardanbe ayaa Haweeney u magacaabay ku-simaha agaasimaha wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya.
Jihaan Cabdullaahi Xasan ayaa...




