Monday, May 25, 2026
26.6 C
Mogadishu

DHAGEYSO: M/weyne ku-xigeenka Hirshabelle oo daahfuray dhismaha golaha deegaanka Buulo-Burde

Dhexe, Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe

Buulo-Burde (Halqaran.com) – Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa magaalada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan si rasmi ah uga daahfuray  dhismaha golaha degaankaasi.

Tallaabaddan ayaa timid ka dib markii labadii maalmood ee lasoo dhaafay Magaalada uu ka waday kulamo kala duwan oo uu la qaadanayay qeybaha kala duwan ee bulshadda.

Guudlaawe ayaa waxa uu sheegay in maamulka Hirshabeelle ay dadaal badan ku bixin doonaan dhismaha golaha degaanka degmooyinka Hirshabeelle.

Wuxuuna bulshadda uu ka codsaday in ay fahmaan Ahmiyadda ay u leeyihiin horumarinta Golaha degaanka.

Sidoo kale, wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa dhankiisa sheegay in Buulo burde ay noqon doonto degmadii labaad ee laga hirgalin doono Golaha degaanka.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA:

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...