Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Hirshabelle
DHAGEYSO: M/weyne ku-xigeenka Hirshabelle oo daahfuray dhismaha golaha deegaanka Buulo-Burde
Buulo-Burde (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa magaalada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan si rasmi ah uga daahfuray dhismaha golaha degaankaasi.
Tallaabaddan ayaa...




