Wednesday, July 8, 2026
25.2 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Jen. Indha Qarshe oo si kulul u eedeeyay Madaxda Dalka,...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyihii xilka laga qaaday e Ciidanka Xoogga dalka Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa si weyn u dhaliilay hannaanka loo...
Weriye Ahmed Abdi

XOG CUSUB: Wararkii ugu dambeeyay Khilaafka soo kala dhexgalay Hoggaanka Ahlu...

Galgaduud (Halqaran.com) - Ilo xog ogaal ah oo lagu kalsoonkaro oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa Xaqiijiyay in Khilaaf uu soo kala dhex galay Hoggaanka...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Senator Muuse Suudi oo la kulmay Qoyskii uu ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ah Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay qoyskii uu ka...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Ciidamada DF Soomaaliya ee la geeyay Dhuusamareeb oo xarumo muhiim...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidamada dowladda Federalka Soomaaliya ee la geeyay Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu soo sheegayaa inay la wareegeen xarumo muhiim ah oo ku...
Weriye Ahmed Abdi

Maxay tahay Ujeedka laga leeyahay Ciidamada DF Somaliya ee maanta laga...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in maanta halkaasi la geeyay Ciidamo ka tirsan dowladda Federalka...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE +DAAWO SAWIRO: Faah-faahin dheeraad oo ka soo baxeysa Qarax ka...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax saaka ka dhacay Carwadii hore ee Taleex ee Degmada Hodan, kaasi oo lala...