Wednesday, May 20, 2026
30.9 C
Mogadishu

DHAGEYSO: 40 qof oo muhaajiriin oo ay Soomaali ku jirto oo ku dhinatay badda Liibiya + Wareysi

Tahriibayaal la soo badbaadiyay, iyagoo xaaladd adag ku jira /Sawir hore/ Photo:AP

Libya (Halqaran.com) – Ilaa 40 qof oo muhaajiriin ah ayaa la la’yahay in kastoo laga cabsi qabo inay dhinteen kadib markii doontii ay la socdeen ay ku degtay badda Medhitareeniyaanka habeenkii Talaada ee 27-ka Augast.

Dadka dhintay waxaa ku jira ugu yaraan hal qof oo Soomaali ah, inta la xaqiijiyey, waxaase suurta-gal ah inay intaas ka badan yihiin.

Laanta Af Soomaaliga ee VOA-da ayaa masiibadaasi ka wareyatay, Xuseen Yuunis Xasan oo ka tirsan shaqaalaha Qaramada Midoobay ee dalka Libya. Hoos ka dhageyso wareysiga:

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...