Friday, June 19, 2026
26.9 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Siyaasi CCWarsame ”Shaqaalaha Rayidka iyo Saraakiisha NISA halis ayay ku jiraan”

Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa ku eedeeyay Hay’adda Nabad Suggida Soomaaliya inay uruurisay xogta Shaqaalaha iyo Saraakiisha Ciidanka, arrintaasina ay tahay...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay diyaarado dagaal oo duqeeyay Xaflad Aroos oo ka...

J/Hoose (Halqaran.com) - Diyaarado dagaal oo loo maleynayo in dalka Kenya laga leeyahay ayaa beegsaday xaflad aroos oo ka socotay deegaan ka tirsan Gobolka...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Dowladda Jarmalka oo diiday in Mareykanka uu cunaqabateeyo dalka Ciraaq

Berlin (Halqaran.com) – Dowladda Jarmalka ayaa si weyn uga soo horjeesatay hanjabadaha iyo cunaqabateennada ee Mareykanku ugu goodiyay dalka Ciraaq. ‘‘Hanjabaadaha iyo cunaqabateennada ka dhanka...
Weriye Ahmed Abdi

XOG CUSUB: Khilaafka wiiqay dhismaha maamulka Galmudug oo aad u sii...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in uu xoogeystay khilaafka wiiqay geedi socodka Doorashada Baarlamaanka...
Weriye Ahmed Abdi

Dad loo xir xiray weerarkii Khasaaraha geystay oo ay Al-Shabaab ku...

Lamu (Halqaran.com) - Laamaha Amniga Kenya ayaa waxaa ay shaaca ka qaadeen in ilaa 5 ruux ay u xireen weerarka khasaaraha badan dhaliyey ee...
Weriye Ahmed Abdi

Gaari xamuul oo qarax looga shakiyay oo lagu celiyay duleedka Muqdisho

Muqdisho  (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya deegaanka Sarkuusta ee duleedka Koonfureed ee Muqdisho, ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda halkaasi ay ku celiyeen gaari...