Friday, June 19, 2026
26.9 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: DF Somaliya oo wax laga xumaado ku tilmaamtay hadal ka...

Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federalka Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in dowladda ay ka xun tahay hadal ka soo...
Weriye Ahmed Abdi

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha xarun ay qarxiyeen Al-Shabaab...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta oo Arbaco ah waxaa uu dhagax dhigay...
Weriye Ahmed Abdi

Taliyihii Xabsiga dhexe ee Xamar ee Bukaanka Isbitaal kala baxay oo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyihii xabsiga dhexe ee Xamar Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile, ayaa xilkii laga qaaday, kadib markii horay shaqo joojin loogu sameeyay. Warar...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda dhaawacyadii loo qaaday dalka Turkiga & Gabar...

Ankara (Halqaran.com) - Danjiraha dowladda Federalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga, ayaa faah faahin ka bixiyay sida ay tahay xaaladda dhaawacyadii cuslaay ee loo...
Weriye Ahmed Abdi

Maxay ka tiri Wasaaradda Kalluumeysiga XF Somaliya hadalkii ka soo yeeray...

Muqdisho (Halqaran.com) - Kadib markii Tallaadadii shalay Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Somaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye uu sheegay in baddeena la sumeeyay, isaga oo sabab...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka cusub 2020-ka

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020-ka, kaddib markii ay ansixiyeen Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Madaxwenaha...