
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Al-Shabaab oo weerar khasaare geystay ku qaaday xero ciidamada Kenya ay...
Lamu (Halqaran.com) - Dagaalyahano ka tirsan Ururka Al-Shabaab, ayaa weerar ku qaaday xero ciidamada Kenya ay degan yihiin oo ku taallo gudaha dalkaasi Kenya.
Warbaahinta...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay 28 ruux oo lagu dilay weerar dhanka...
Tripoli (Halqaran.com) - Ugu yaraan 28 qof ayaa ku dhimatay kuwa kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeyn dhinaca cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday iskuul...
Madaxweynaha Galmudug ‘Xaaf’ oo faah-faahiyay khilaafka xooggan ee kala dhaxeeya DF...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafka xilligan soo kala dhexgalay isaga iyo Dowladda Federaalka, ee...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ‘Laftagareen’ oo dhagax dhigay Maktabad laga hirgelinayo magaalada...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa dhagax dhigay xarunta maktabadda Maamulka Koofur Galbeed, taas...
Laba gaari oo Al-Shabaab qaraxyo ku soo diyaarisay oo laga hortagay
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxay Jimcihii maanta ka hortaggeen laba gaari oo sida la sheegay ay Al-Shabaab ku diyaariyeen walxaha qarxa.
Ciidanka...
UPDATE: Sheekh Mukhtaar Roobow oo cuntadii ka soomay iyo Xaaladdiisa oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Xisbiga Amniga iyo Cadaaladda Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur), ayaa waxaa lagu soo warramayaa in uu cunada ka sooman...









