
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
DHAGEYSO: Khilaafkii ka jiray dhismaha Galmudug oo la xaliyay iyo guddiga...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga Farsamada iyo Maamul dhisidda ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in ay...
Baydhabo: 134 Askari oo ka tirsan ciidamada Xoogga dalka oo tababar...
Baydhabo (Halqaran.com) - Taliyaha qeybta 60aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Janaraal Maxamed Shekh Abdulaahi Xiirow ayaa 134 askari oo ka tirsan CXD tababar...
Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir oo ka warbixiyay Qaraxii maanta ka dhacay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Afhayeenka Maamulka Gobolka Saalax Dheere ayaa ka warbixiyay qaraxii ka dhacay meesha Baabuurta la dhigo ee Koontaroolka Sayidka ee Magaalada Muqdisho.
Saalax...
Faah-faahin ku saabsan qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho iyo Wararkii ugu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax gaari loo adeegsaday oo maanta ka dhacay Koontaroolka Sayidka oo ay ku sugan...
Maxay DF Soomaaliya ka tiri maxaabiistii dhawaan ka baxsatay Xabsiga dhexe...
Muqdisho (Halqaran.com) – Tan iyo markii ay dhawaan saddex nin oo Maxaabiis ah ay ka baxsadeen Xabsiga dhexe ee Xamar, ayaa arrintaasi waxaa loo...
Iiraan oo duqeysay saldhigyada Mareykanka uu ku leeyahay dalka Ciraaq &...
Tehran (Halqaran.com) - Telefishinka ku hadla afka Dowladda Iiraan ayaa war horu dhac ah ku sheegay in 80 askari oo Mareykan ah ay ku...









