
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
DAAWO SAWIRRO: Guddoomiyaha golaha aqalka sare oo Muqdisho kula kulmay Safiirka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka Sweden ee Somaliya, Amb....
Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii Sh/hoose ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya ciidamada dawladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab uu maanta ka...
Cumar Filish: ”Waxaa laga hortagay weerarro Al-Shabaab ay dooneysay inay ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa sheegay inay ka hortageen weeraro Al-Shabaab ay doonayeen inay...
Madaxii Daacishta ee Koonfurta Soomaaliya oo ku geeriyooday Xabsiga Dhexe ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Mahad Maxamuud oo ku magac dheeraa Abuu-Yaasiin ayaa xalay ku geeriyooday xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.
Abuu Yaasiin ayaa ku xukunnaa xabsi...
Puntland oo ka soo horjeesatay Ansixintii Sharciga Batroolka Soomaaliya maalmo kaddib
Garoowe (Halqaran.com) – Maalmo uun kaddib markii uu Golaha shacabka ee BF Soomaaliya ansixiyeen Sharciga Patroolka dalka, islamarkaana Golaha Aqalka Sare iyagana ay meel...
AKHRISO: Madaxweynaha Galmudug ‘Xaaf’ oo beesha caalamka u diray qoraal ka...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Kaddib markii ay sii korodhayay xiisadda ka taagan doorashada Galmudug, islamarkaana Madaxweynaha Galmudug uu si adag kaga soo horjeestay hanaanka dowladda...









