Friday, June 19, 2026
25.9 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

SAWIRRO: Taliska Booliska AMISOM oo qalab ugu yaboohday booliska Koonfur Galbeed

Baydhabo (Halqaran.com) - Taliska Booliska AMISOM ayaa qalab ugu yaboohay Ciidamada Booliska Koonfur Galbeed, kadib kulan loogu wareejinaayay qalabkaasi oo ka dhacay Magaalada Baydhabo. Sida...
Weriye Ahmed Abdi

Muxuu ka yiri guddoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose howlgalkii maanta Toora-Toorow lagu...

Toora-Toorow (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose, Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa ka hadlay hawlgalkii maanta lagu xorreeyay Deegaanka Toora Toorow ee Gobolka...
Weriye Ahmed Abdi

RW Xasan Cali Kheyre oo Kulan muhiim ah la qaatay wafdi...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Isniintii maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda hey'adda caafimaadka adduunka...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Ciidamada Xoogga dalka oo Al-Shabaab kala wareegay deegaan muhiim ah

Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa maanta bilaa dagaal kula wareegeen Deegaanka Toora-Toorow ee Gobolka Shabellaha Hoose oo muddo dheer ay gacanta...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Golaha Aqalka Sare oo maanta ka dooday Hindise Sharciyeedka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga, Xassan Cali Maxamed (Amar Dambe) iyo Ku-xigeenkiisa Cabdullaahi Colaad Rooble ayaa Isniintii maanta hortaggeen Senatorada Golaha Aqalka Sare...
Weriye Ahmed Abdi

Al-Shabaab oo Macallimiin ku laayay gudaha dalka Kenya & Wararkii ugu...

Gaarisa (Halqaran.com) - Booliska Kenya ayaa sheegay in dabley la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab ay maanta saddex macallin ku dileen...