
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Madaxweyne Xaaf oo ka hor yimid liiska xildhibaannada cusub ee Galmudug...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Galmudug ee waqtigiisa uu dhammaaday, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa si adag uga soo horjeestay liiska Xildhibaanada cusub ee...
Hoggaamiyihii dalka Cumaan Suldaan Qaabuus Bin Saciid oo Geeriyooday
Cumaan (Halqaran.com) - Telefishinka dowladda Cumaan ayaa Sabtidii saaka si rasmi ah ugu dhawaaqay geerida hoggaamiyihii dalkaas, Suldaan Qaabuus Bin Saciid oo 79 jir...
Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Galmudug oo maanta lagu wado in la...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Maamulka Galmudug, ayaa la filayaa Sabtida maanta ah in lagu dhaariyo Magaalada Dhuusamareeb.
Munaasabad lagu qaban rabo magaalada...
UPDATE: Iiraan oo qiratay kana hadashay qaabkii ay u soo riday...
Tehran (Halqaran.com) - Militariga dalka Iraan ayaa sheegeen in si aan ula kac ahayn oo kama ah ay u soo rideen diyaarad rakaab oo...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo maanta tagay deegaanka Cabdalla...
Biroole (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Jimcihii maanta gaaray deegaanka Cabdalla Biroole ee Gobolka Jubbada Hoose.
Axmed Madoobe...
Maxay qaban doonaan ciidankii NISA ee diyaaradda ka qaaday Muqdisho ee...
Baardheere (Halqaran.com) – Waxaa degmada Baardheere ee gobolka Gedo ka degay diyaarad ay la socdeen ciidanka Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA).
Ciidanka NISA...









