
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
UPDATE: Doorashada Golaha deegaanka Diinsoor ee Koonfur Galbeed oo maanta la...
Baydhabo (Halqaran.com) - Wasaaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa muddooyinkan dambe waxaa ay ku howlaneed dhisida...
SAWIRRO: Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay mashruuc laga fulinayo Degmada...
Muqdisho (Halqaran.com) – Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa Arbacadii maanta dhagax dhigay mashruuc laga samaynayo...
ARAG SAWIRRADA: Siddeed Nin oo ka tirsanaa Al-Shabaab oo maanta lagu...
Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa Arbacadii maanta magaalada Kismaayo lagu soo bandhigay siddeed nin oo sida la sheegay ka mid ah maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab.
Hay’adda Nabad...
Xildhibaan Fiqi oo sheegay in Galmudug ay ku socoto waddo laba...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa sheegay marka la fiiriyo xaaladda cakiran ee ka taagan Galmudug...
Somaliland oo xukun dil ah ku fulisay lix ruux
Hargeysa (Halqaran.com) - Xukuumadda Somaliland ayaa Arbacadii maanta dil ku fulisay lix ruux oo sanado badan xirnaayeen, kuwaasi oo gaystay dilal kala duwan oo...
Jubbaland oo Xubno ka tirsan Al-Shabaab ku dishay howlgal qorsheysan
Kismaayo (Halqaran.com) - Maamulka Jubbaland, ayaa sheegay hawlgal qorsheysan oo ka dhacay Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo inay ku dileen xubno ka tirsanaay Ururka Al-Shabaab.
Afhayeenka...









