
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
UPDATE: Duqeyn ka dhacday Jubbooyinka oo lagu dilay Saddex ka tirsan...
Bangeeni (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in duqayn ay Axaddii shalay ka dhacday degaanka Bangeeni oo ku taal...
Ra’iisul wasaaraha Somaliya oo booqday Isbitaalka ay ku jiraan dhaawacyada ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Xassan Cali Khayre ayaa booqday Isbitaalka Erdoğan oo lagu daweynaayo dhaawacyada weerarkii lala eegtay Injineerrada Turkida ah...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Somaliya oo ka hadlay mashruucii uu hakiyay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka hadlay Mashruucii shalay ay wada saxiixeen isaga iyo Duqa Muqdisho ee...
AKHRISO: Guddiga Doorashada Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo la magacaabay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweyne Ku xigeenka.
Xubnaha Guddigaan ayaa ka kooban 13 Xubnood oo...
Ciidamada DF Somaliya oo dagaal kula wareegay deegaanno ka tirsan Jubbooyinka
Jamaame (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya ay bilaabeen howlgal...
Maxaa ka jira in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay gudaha u...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Dagaalyahano la rumeysan inay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab ayaa la soo sheegaya in ay gudaha u soo galeen Magaalada Dhuusamareeb,...









