Friday, June 19, 2026
25.6 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Maamulka HirShabelle oo dhaliilay Wasaaradda Maaliyadda iyo Qorsheynta ee XF Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Maamulka Hirshabelle ayaa si kulul u dhaliilay Wasiirada Maaliyadda iyo Qorsheynta ee Xukuumadda Somaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo Jamaal Maxamed Xasan. Hirshabelle...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Muxuu madaxweynaha Jubbaland ku soo arkay dekedda magaalada Boosaaso...

Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa markii ugu horreysay kormeer ku tagey Dekeda Magaalada Boosaaso ee Xarunta...
Weriye Ahmed Abdi

Guddoomiye Gacal oo la kulmay guddigii doorashada Baarlamaanka Galmudug?

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, Maxamed Nuur Gacal oo ay wehlinayan guddoomiye Ku xigeenka 1aad, Cabdullaahi Xersi Maxamed iyo guddoomiye Ku xigeenka 2aad,...
Weriye Ahmed Abdi

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo amray in si degdeg ah...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa amray in la hakiyo Mashruuc subixii Sabtida ay wada saxiixeen Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Hawlaha...
Weriye Ahmed Abdi

Mareykanka: Dad Kenyaan ah ayaa fududeeyay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaaday...

Lamu  (Halqaran.com) - Taliska Mareykanka ee qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa sheegay in dad ku sugan gudaha dalka Kenya ay fududeeyeen weerarkii...
Weriye Ahmed Abdi

Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Galmudug oo galabta la kulmay Musharaxiin cabaneysa...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Galmudug ayaa gelinkii dambe ee Sabtidii maanta magaalada Dhuusamareeb kula kulmay qaar ka mid ah musharaxiinta u...