
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Faah-faahin cusub iyo Wararkii ugu dambeeyay ismiidaamintii ka dhacday Isgoyska Baar...
Muqdisho (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ismiidaamin ahaa oo maanta lala beegsada gawaari ay la socdeen Injineerada Turkiga, ee...
Duqa Muqdisho Cumar Filish oo kulan arrimo badan looga hadlay la...
Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka ergayga gaarka...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweynayaasha Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed oo si weyn loogu...
Muqdisho (Halqaran.com) – Magaalada Muqdisho waxaa khamiistii socdaal ku yimid Madaxweyneyaasha Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed, Maxamed Cabdi Waare iyo Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen).
Labada Madaxweyne...
Macallimiinta dalka Kenya oo dalbaday hub ay kula dagaallamaan Al-Shabaab
Gaarisa (Halqaran.com) - Ururka macalimiinta ee dalka Kenya ayaa ku baaqay in la hubeeyo macalimiinta ka howlgalo deegaannada ay ka dhaceen weerarada dalkaas isla...
Wafdi Heer Sare ah oo Ka Socda Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wafdi heer sare ah oo ka socday 'Xarunta Dhexe ee Geneva' iyo 'Xafiiska Mandiqadda Bariga & Mediterranean-ka (EMRO) ee Qaahira' ee...
DF Soomaaliya: Madaxii qaraxyada Al-Shabaab ee Shabeellaha hoose waa la Dilay
Wanlaweyn (Halqaran.com) - Saraakiil ka tirsan Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa waxa ay sheegeen inay howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen...









