Friday, June 19, 2026
25.6 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Fanaanka Khadar Keeyow oo dib u helay xorriyadiisa, kaddib markii lagu...

Addis Ababa (Halqaran.com) - Fanaaanka Khadar Ibraahin Keeyow ayaa dib u helay xorriyadiisa, kadib markii maalmo uu ku xirnaay xabsi ku yaallo Magaalada Addis...
Weriye Ahmed Abdi

Khilaafkii xoogganaa ee u dhaxeeyay madaxweyne Waare iyo guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabelle...

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa jiray Khilaaf muddo u dhaxeeyay Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi Sheekh Cismaan Barre Maxamed. Khilaafka labadan...
Weriye Ahmed Abdi

Dadkii ku dhaawacmay ismiidaamintii Baar Ismaaciil oo loo qaadayo dalka Turkiga

  Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Turkiga ayaa xaqiijisay inay dalkeeda caafimaad ahaan ugu qaadi doonto qaar ka mid ah ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii ismiidaaminta...
Weriye Ahmed Abdi

Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedyada Xaqsiinta Ciidamada +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Isniintii maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedyada Xaqsiinta Ciidamada Qalabka Sida iyo Istaatistikada Qaranka. Kulankii...
Weriye Ahmed Abdi

Maxay qaban doonaan ciidamada ka socda dalka Nigeria ee maanta soo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamo laga keenay dalka Nigeria ayaa maanta soo gaarey magaalada Muqdisho, kuwaas oo lagu biiriyey Booliska Amisom si ay uga mid...
Weriye Ahmed Abdi

RW Kheyre oo ka hadlay dardar-gelinta dhismaha waddada isku xirta Muqdisho...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kulan la qaatay maamulaha Shirkadda Enez, Seracettin Aksun, ayaa uga tacsiyeeyay...