Friday, June 19, 2026
25.7 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa ka jira in weli uu shaqeynayo Xabsiga Godka Jilicow, Dadkana...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xabsiga Godka Jilicow ee Hay‘adda Nabad Suggida Soomaaliya ayaa wali si caadi ah u shaqeeya, inkastoo dowladda Soomaaliya horay u shaacisay...
Weriye Ahmed Abdi

AKHRISO: Shuruuraha ay ku xireen musharraxiinta Galmudug ka qeybgalka Doorashada xilka...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Afar ka mid ah Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Maamulka Galmudug, ayaa waxa ay soo saareen 7 qodob oo ay...
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray madaxweynaha Puntland iyo Safiirka Mareykanka ee...

Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku joogga dalka Kenya ayaa kula kulmay Magaalada Nairobi Safiirka...
Weriye Ahmed Abdi

NISA oo Xabsiga dhigtay guddoomiyaha Rugta Ganacsiga gobolka Banaadir & Wararkii...

Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa la sheegay inay xabsiga dhigtay Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir iyo Kuxigeenkiisa. Guddoomiyaha la...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Nairobi kula kulmay Safiirka Mareykanka (Maxay kawada...

Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa Khamiistii shalay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kula kulmay Safiirka Mareykanka u...
Weriye Ahmed Abdi

Shil khasaare dhimasho ah sababay oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kaddib...

Muqdisho (Halqaran.com) - Shil khasaare gaystay ayaa Khamiistii maanta waxa uu ka dhacay Isgoyska Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, kadib markii gaari xamuul uu...