Monday, April 20, 2026
28.4 C
Mogadishu

AKHRISO: Shuruuraha ay ku xireen musharraxiinta Galmudug ka qeybgalka Doorashada xilka madaxweynaha

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Afar ka mid ah Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Maamulka Galmudug, ayaa waxa ay soo saareen 7 qodob oo ay sheegeen haddii la fuliyo inay ka qayb galayaan doorashada Madaxtinimada Galmudug.

Khilaafka ka taagan qabsoomida doorashada Maamulka Galmudug, ayaa cirka isku sii shareeraysa, xilli Madaxweyne Xaaf isaga dhankiisa hawlo doorasho uu ka wado Magaalada Gaalkacyo.

War-saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen Musharaxiinta kala ah C/raxmaan Odawaa , Kamaal Guutaale, Cabdullaahi Faarax wehliye iyo Cabdi Axmed ( Cabdi Dheere) ayaa waxaa ay uga hadleen Natiijada kasoo baxday baaqyadii ay horey u gudbiyeen iyo xal u heli Khilaafka ka taagan Doorashada Galmudug.

Waxa ay sheegeen haddii la fuliyo qodobada ay soo bandhigeen diyaar inay u yihiin ka qaybgalka doorashada Galmudug.

Halka hoose ka akhriso War-saxaafadeedka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...