
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Janan oo sharraxaad ka bixiyay qaabkii uu...
BeledXaawo (Halqaran.com) - Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan, ayaa markii ugu horreysay faah faahin ka bixiyay qaabkii uu uga baxsaday xabsigii ay ku...
Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray Duqa magaalada Muqdisho iyo Safiirka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowlada Talyaaniga u...
UPDATE: Nabaddoonka Wasiirkii Amniga ee Jubbaland ‘JANAN’ oo tuhun ka muujiyay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Nabadoon Aadan Maxamed Gurumo oo ah Nabadoonka Wasiirkii Amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa tuhun xoogan ka muujiyay inuuba nool...
Maxay Ahlu Sunnada Galmudug ka dooneysaa Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya?
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo shalay Madaxweynaha Galmudug loogu doortay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay waxa...
DF Soomaaliya oo maanta kala dirtay maamulkii Rugta Ganacsiga gobolka Banaadir,...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Sabtidii maanta shaacisay inay kala dirtay Maamulkii Rugta Ganacsiga ee Gobolk Banaadir, kadib markii todobaadkii...
Wasiir Goodax oo sheegay in Ardayda Puntland Shahaado la siinayo markii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federalka Soomaaliya, Cabdulaahi Goodax Barre, ayaa sheegay in aan wali la xalin Khilaafkii ka dhex taaagnaa Puntland...









