Friday, June 19, 2026
26.9 C
Mogadishu

Madaxweyne Xaaf oo ka hor yimid liiska xildhibaannada cusub ee Galmudug +Warsaxaafadeed

Madaxweynaha maamulka Galmudug ee waqtigiisa dhammaaday, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Madaxweynaha maamulka Galmudug ee waqtigiisa uu dhammaaday, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa si adag uga soo horjeestay liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka labaad ee Galmudug oo Jimcihii shalay la soo saaray.

Mr. Xaaf ayaa waxa uu ku sheegay qoraal uu soo saaray in lala xisaabtami doono dadkii ka dambeeyay soo saarista liiskaasi Xildhibaannada ah.

Sidoo kale, wuxuu xusay go‘aanka soo xulista Xildhibaanada cusub ee Galmudug inay leeyihiin Odayaasha Dhaqanka iyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug.

Halka hoose ka akhriso war-saxaafadeedka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...