Madaxweyne Xaaf oo ka soo horjeestay liiska xildhibaanada Galmudug
Madaxweyne Xaaf oo ka hor yimid liiska xildhibaannada cusub ee Galmudug...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Galmudug ee waqtigiisa uu dhammaaday, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa si adag uga soo horjeestay liiska Xildhibaanada cusub ee...




