Monday, April 27, 2026
28 C
Mogadishu

AKHRISO: Madaxweynaha Galmudug ‘Xaaf’ oo beesha caalamka u diray qoraal ka dhan ah DF Somaliya

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Kaddib markii ay sii korodhayay xiisadda ka taagan doorashada Galmudug, islamarkaana Madaxweynaha Galmudug uu si adag kaga soo horjeestay hanaanka dowladda Federalka u wado dhismaha Galmudug, ayaa qoraal ka dhan ah dowladda wuxuu u diray Madaxweyne Xaaf xubbaha Beesha Caalamka.

Qoraalkaan ayaa Madaxweyne Xaaf ugu sheegay Beesha Caalamka inuu ka laabtay go‘aankii dowladda Federalka Soomaaliya ugu wakiishay dhismaha Galmudug.

Madaxweyne Xaaf ayaa qoraalkiisa ku cadeeyay in dowladda ay ku takrifashay wakaaladii uu u dhiibtay, islamarkaana dadka reer Galmudug aysan ku qanacsaneyn sida dowladda wax u wado.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...