Friday, June 19, 2026
26.9 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay kulankii RW Kheyre iyo Odayaasha...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa Jimcihii maanta magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Odayaasha Dhaqanka ee Deegaanada...
Weriye Ahmed Abdi

AKHRISO: Guddiga Farsamada Galmudug oo Aqoonsaday 20-ka Xildhibaan ee Ahlu Sunna...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga Farsamada ee maamulka Galmudug ayaa Jimcihii maanta si rasmi ah u xaqiijiyeen inay diiwaan-geliyeen labaatankii xubnood ee Ahlu Sunnada Gobolada...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Duqa Muqdisho oo sheegay inay jiraan ganacsato lacago siiya Al-Shabaab

Muqdisho (Halqaran.com) – Duqa magaalada Muqdisho, ahna guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay inay jiraan ganacsato farabadan oo lacago baad...
Weriye Ahmed Abdi

Xildhibaan Jeesow ”Al-Shabaab waan ka aarsaneynaa ee dhammaanteena aan ciidan...

Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa shacabka Soomaaliyeed ka codsaday inay isgarab taagaan ciidamada amniga,...
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa ka jira in magacaabis uu sameeyay Wasiirka Warfaafinta ‘Maareeye’ dib...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha rayidka ee dowladda ayaa dib ugu celiyey Wasiirka Wasaaradda Warfafainta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Agaasimayaal...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Dibadbax ballaaran oo ka dhan ah Al-Shabaab oo maanta...

Muqdisho (Halqaran.com) - Kumanaan dadweyna ah oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa ayaa maanta isugu soo baxa ka dhigay dugsiga tababarka ciidanka...