
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Introduction
Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha Horumarineed
HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Wasiirka Amniga ee DFS Oo Ka Hadlay Amniga Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Halqaran.com) –Wasiirka Amniga Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin dadka magaalada ku dhex wata hubka aan sharciyeysneyn, isla markaasna...
Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo shaaciyay 11 kursi oo ka mid...
Muqdisho(Halqaran.com) –Guddiga Doorashooyinka Maamulka koonfur-Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay doorashada 11 kursi oo kamid ah 70-ka kursi ee koonfur Galbeed ku leedahay Golaha Shacabka ah.
Kuraasta...
Qarax Xoogan oo ka dhacay degmada Bardaale ee Gobolka Bay.
Bardaale(Halqaran.com) –Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhula lagu Aaso ayaa waxaa uu ka dhacay Suuq Jaadka lagu iibiyo oo kuyaal degmada Bardaale ee Gobolka...
Qoor Qoor oo ku dhawaaqay in doorashada Baarlamaanka Dhawaan uu Qaban...
Dhuusamareeb(Halqaran.com) –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa sheegay in dhawaan la bilaabayo doorashada kuraastii ugu horeysay ee golaha shacabka ee...
Shirka Wasiirada IORA oo Soomaaliya ka Qeybgashay
Muqdisho(Halqaran.com) –Wasiiru-dowlaha wasaaradda Arrimaha debadda Soomaaliya Balal Cusmaan ayaa wadanka Bangladesh uga qeybgalay shirka 23 ee wadamada ku bahoobay IORA oo ah wadamada wadaaga...
DFS oo digniin adag u dirtay dad ka caqabada ...
Muqdisho(Halqaran.com) –Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha Xildhibaan Cabdullaahi Maxamad Nuur iyo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Xil. Maxamed Aadan Macalin...









