Tuesday, October 28, 2025
27.8 C
Mogadishu

Duuliye

Abdishakur Duuliye is a Somali Journalist and the Editor of HalQaran News Agency.
644 Articles written
spot_imgspot_img
Leadership

Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life

  Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life Introduction Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha  Horumarineed

HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Wararka Maanta
Duuliye

Ciidamada Malitariga Soomaaliya oo la wareegay degaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha...

qurax madoobe(Halqaran.com) –Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dib u xureenta degaanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey Degaano katirsan gobolka Shabellaha Dhexe, halkaas oo...
Duuliye

Dowlada Soomaaliya Oo Ka Hadashay Khasaaraha Ka Dhashay Howlgal Culus Oo...

Ceeldheere (Halqaran.com) –Ciidamada xoogga dalka, kuwa hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA iyo ciidanka deegaanka ee macwiisleyda ayaa howlgal qorsheysan oo saacado badan...
Duuliye

DFS oo ka qeyb gashay Shirka Il ma qabatada adkeysiga...

Muscat(Halqaran.com) –Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa kulamo doceedyo la qaatay qaar ka mid ah wasiirada dhiggiisa ee...
Duuliye

Dowlada Soomaaliya oo Ka Qeybgalaysa Shirweynaha Saxaafadda Adduunka..

Abu Dhabi(Halqaran.com) –Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaalia, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa manta magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraadka...
Duuliye

“Nuxurka” Khubadda Madaxweynaha 10 aad Ee Furitaanka Kalfadhiga 2-aad Labada Aqal...

Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta furay kal-fadhigii labaad ee baarlamaanka 11-aad. Xasan Sheekh ayaa furitaanka kal-fadhiga waxa uu ka...
Duuliye

Akhriso Qormadaan Muhiimka ah (Hurdo 8 saacadood oo toos ah, lama...

Qormo (Halqaran.com) - Hurdo la'aantu waxay kordhisaa halista cudurka Alzheimers Markii uu faafay kacaankii warshadaha iyo u dhaqaaqista ku tiirsanaanta waqtiga iyo saacada, waxaa isbedelay...