Wednesday, March 25, 2026
29.9 C
Mogadishu

Duuliye

Abdishakur Duuliye is a Somali Journalist and the Editor of HalQaran News Agency.
644 Articles written
spot_imgspot_img
Leadership

Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life

  Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life Introduction Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha  Horumarineed

HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Wararka Maanta
Duuliye

RW Xamse “Bulshada la Dagaalamaya Al-Shabaab waa u Mahadcelineynaa Waana ku...

Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa CabdI Barre, ayaa maanta shirguddoomiyay kulanka Tiirka  Xorreynta iyo Sugidda Amniga, kaas oo loogaga arrinsanayey howlgallada socda...
Duuliye

Boqoradii Ingiriiska Queen Elizabeth (II) oo maanta lagu aasay Magaalada London.

London(Halqaran.com) – Ku dhawaad 2,000 oo qof ayaa isugu uruuray macbadka Westminster ee ku yaalla bartamaha magaalada London halkaas oo lagu qabanayo munaasabadda aaska...
Duuliye

Maxay kawada hadleen Wasiir Axmed Fiqi iyo odayaasha dhaqanka Galmudug.

Muqdisho(Halqaran.com) –Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kulan wadatashi ah waxaa uu la yeeshay Odayaasha dhaqanka ee...
Duuliye

Qoor Qoor oo daah-furay Shirweynaha dib u hishiisiinta beelaha Galmudug.

Dhuusamareeb(Halqaran.com) –Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor, ayaa maanta ka daah furay xarunta madaxtooyada ee Magaalada Dhuusamareeb shirweynaha dib u heshiisiin...
Duuliye

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray...

Landon(Halqaran.com) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Landon oo ah Caasimadda Boqortooyada Ingiriiska. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo...
Duuliye

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Jawaab ka bixiyay Hadal uu jeediyay Madaxweyne...

Burco(Halqaran.com) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Jawaab kulul ka bixiyey hadalkii kasoo yeeray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee ahaa...