
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Introduction
Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha Horumarineed
HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Dadaallada nabadda ee ka socdo dalka Itoobiya&Midowga Africa oo ka hadlay.
Addis-Ababa(Halqaran.com) –Ururka Midowga Afrika ayaa Sabtidii sheegay inay kordhiyeen muddo xileedka Ergayga Geeska Afrika, Olusegun Obasanjo, kaasoo hoggaaminaya dadaallada nabadda ee Itoobiya oo dib...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kulan gaar ah La Qaatay Haweenka...
Muqdisho(Halqaran.com) –Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay guddi ka socda Xildhibaannada haweenka ah...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada oo shirka Ugu...
Muqdisho(Halqaran.com) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir gudoomiyay Shirka golaha wadatashiga qaran oo maanta ka furmay Muqdisho.
Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynayaasha ...
RW Xamse oo Qaabilay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Hay’adda IOM.
Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hey’adda IOM, oo ay hoggaamineysay Ku Xigeenka...
Golaha Wakiiladda Somaliland oo Maanta ansixiyay Xubnihii Ka Harsanaa Komishanka Doorashooyinka.
Hargeysa(Halqaran.com) –Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sheegay in Golaha Wakiillada ay ansixiyeen xubnihii ka harsanaa Komishanka doorashooyinka Somaliland, si aan dib...
Wasaarada arrimaha gudaha Soomaaliya oo war cusub ka soo saartay Abaarta...
Muqdisho (Halqaran.com) –Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa faah-faahin ka bixiyey dadaallada ay waddo DFS iyo...









