Tuesday, May 26, 2026
26.2 C
Mogadishu

Boqoradii Ingiriiska Queen Elizabeth (II) oo maanta lagu aasay Magaalada London.

London(Halqaran.com) – Ku dhawaad 2,000 oo qof ayaa isugu uruuray macbadka Westminster ee ku yaalla bartamaha magaalada London halkaas oo lagu qabanayo munaasabadda aaska boqorad Elizabeth II oo ah muddo dheer heysay awoodda boqortooyada oo geeriyootay horraantii bishan.

Waxaa 96 jeer la garaacay gambaleelka kaniisadda .waxay ka turjumeysay Sida la sheegay garaacista nolosha boqoradda.

In kabadan 500 madaxweyne iyo marti sharaf ka socda UK iyo caalamka ayaa ku sugan macbadka Westminster halkaasoo ay ka socoto munaasabadda aaska boqoradda.

Sido kale Xubno badan oo ka tirsan qoyska boqortooyada dalalka shisheeye iyo qoyska boqortooyada Ingiriiska ayaa ku sugan kaniisadda.

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...