Wednesday, August 26, 2026
27.9 C
Mogadishu

Duuliye

Abdishakur Duuliye is a Somali Journalist and the Editor of HalQaran News Agency.
644 Articles written
spot_imgspot_img
Leadership

Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life

  Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life Introduction Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha  Horumarineed

HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Wararka Maanta
Duuliye

Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Dalalka COMESA Maxay kawada Hadleen.

Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb-galay Shir Madaxeedka Suuqa-wadaagga Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) ayaa soo bandhigay fursadaha ballaaran ee ku aaddan...
Duuliye

Xubna ka mid ah golaha shacabka oo maanta lagu doortay Muqdisho.

Muqdisho(Halqaran.com) –Xildhibaano ka mid noqonaya Golaha Shacabka ee baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Muqdisho caasimadda Soomaaliya. Doorashada ayaa ka dhacday dugsiga...
Duuliye

Ra’iisul Wasaare Rooble oo sheegay in dalku galay xaalad Bani’aadaminimo oo...

Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in dalku galay xaalad bani’aadminimo oo deg deg ah oo ka dhalatay...
Duuliye

Abaarta ku dhufatay gobolka Gedo oo kasii dareysa

Garbahaarey(Halqaran.com) –Maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in ugu yaraan afar qof ay marayso tirada dadka gaajada iyo oonka ugu dhintay gobolka, arrintaas oo ka...
Duuliye

Guddiga doorashada Galmudug oo hal maalin ku kordhiyay waqtiga is Diiwaangelinta

Dhuusamareeb(Halqaran.com) –Guddiga doorashada Galmudug ayaa sheegay in hal maalin oo dheeri ah ay ku dareen mudadii loo qabtay diiwaangalinta Musharaxiinta oo ku ekeyd maanta. Sido...
Duuliye

Canada warns its citizens in Ethiopia

The Canadian government has called on its citizens to leave Ethiopia immediately, according to an official statement from the country's immigration department. "If you are...