Thursday, August 27, 2026
28.9 C
Mogadishu

Duuliye

Abdishakur Duuliye is a Somali Journalist and the Editor of HalQaran News Agency.
644 Articles written
spot_imgspot_img
Leadership

Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life

  Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life Introduction Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha  Horumarineed

HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Wararka Maanta
Duuliye

RW Rooble oo xilka ka qaaday wasiirka Arimaha dibada asaga oo...

muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka qaadis ku sameeyay Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud. Wareegto...
Duuliye

Dowlad Goboleedka Galmudug Oo Farriin U Dirtay Guddiga Doorashooyinka ee...

Dhuusamareeb(Halqaran.com) –Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka gobaleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maanta ku soo laabatey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug kadib safar shaqo ugu maqnaa...
Duuliye

Saudi Arabia reopens embassy in Somalia.

The Ministry of Foreign Affairs of the Kingdom of Saudi Arabia has announced the reopening of the Saudi Embassy in Somalia.   The ministry said it...
Duuliye

Guddiga doorashada Gobolada waqooyi oo soo saaray jadwalka diiwaan-gelinta Musharixiinta...

Muqdisho(Halqaran.com) –Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Gobollada Waqooyi (Somaliland) ayaa maanta billaabay diiwaangelinta Musharixiinta u tartameysa 9 kursi oo Golaha Shacabka ah oo todobaadkii...
Duuliye

Sacuudiga oo dib u furtay safaaradeedii Soomaaliya .

Muqdisho(Halqaran.com) –Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in  dib loo furay Safaaradda Boqortooyada Sacuudiga ee Soomaaliya. Wasaaraddu waxay sheegtay in ay...
Duuliye

Ciidamada Badda Iiraan oo gacanta ku dhigay Markab Shidaal waday.

Muqdisho(Halqaran.com) –Ciidamada Badda Jamhuuriyadda Iiraan ayaa afduubtay Markab nuuca Shidaalka qaada oo mararay gacanka Khaliijka kaddib markii ay ku eedeeyeen in uu tahriibinayay Shidaal...