
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Introduction
Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha Horumarineed
HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Dowladda Somalia Oo Soo Bandhigtay Xogta Shidaalka Dalka (Maxay tahay...
Muqdisho (Halqaran.com) – Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya ayaa Magaalada Dubai ugu qeyb-galay Shirka Africa Oil Week 2021 oo Dowladda Imaaraadka...
Guddiga doorashada Galmudug oo jadwal cusub soo saaray (AKHRISO)
Muqdisho (Halqaran.com) –Guddiga doorashada ee maamulka Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada labada kursi ee Aqalka Sare, kuna harsan maamulkaasi.
War Qoraal ah ka soo...
Taliska Booliiska oo ka Hadlay is-rasaaseyn shalay ka dhacday ...
Muqdisho (Halqaran.com) –Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyey shaqaaqo shalay ka dhacday gudaha degmada Wadajir, taas oo ka dhalatay rasaas lagu furay gaari...
Cali Guudlaawe Maxuu kala Hadlay kaaliyaha Xoghayaha Guud QM ee...
Muqdisho (Halqaran.com) –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta hooygiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay ee...
Ra’iisul wasaare Rooble oo shir muhiim ah ka furay Muqdisho (wax...
Muqdisho (Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Faderaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magaaladda Muqdisho ka furay Madasha Arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya kaas oo looga...
Maxaa ka jira in Farmaajo uu ka qaybgalaya shir looga...
Muqdisho (Halqaran.com) –Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay dhowaan ka qeyb gasho shir looga hadlayo xaaladaha ka aloosan Itoobiya iyo Sudan oo...









