
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Introduction
Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha Horumarineed
HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
MW Farmaajo oo Wareegto Ku Mamnuucay in labixiyo lacag imaaraadka lahaa...
Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray amar ku socda Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
Wareegto uu soo saaray Farmaajo ayaa waxaa...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maalintiisa 5aad lagu qabtay Magaalada Muqdisho.(Maxa...
Muqdisho(Halqaran.com) –Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Maanta oo sabti ah galay maalintii shanaad ayaa soo dhammaaday, iyada oo uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen...
Puntland oo Ku Guuleysatay Nabadeynta Dagaal Beeleedyo ka dhacay Gobolka...
Harwanaag(Halqaran.com) –Deegaanka Harwanaag ee Gobalka Sool ayaa lagu qabtay shirka Nabadeynta Maleeshiyo beeleydyo Walaalla ah oo dagaalo xoogan ku dhaxmaray deegaannada Saax-Meygaag iyo Sanga...
Midowga Musharaxiinta oo Rooble ku taageeray Soo celinta Xariirka Imaaraadka.(Maxay Tahay...
Muqdisho(Halqaran.com) –Xubanaha Midowga Musharaxiinta ayaa ku boggaadiyay Ra’iisul Wasaare Rooble dadaalka uu dib ugu soo celinayo xiriirkii istiraatiijiga ahaa ee sanadihii u dambeeyay aad...
Axmed Madoowe oo la kulmay Safiirka dowladda Imaraadka Carabta .(maxay kawada...
Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa maanta hoygiisa Muqdisho kulan kula qaatay Danjire Maxamed Axmed Cuthmaan, Safiirka Dowlada Imaaradka Carabta...
Puntland Oo Xabsiga Dhigtay 13 Askari Oo Ka Tirsan Ciidanka...
Qardho(Halqaran.com) – Wararka ka imaaanaya Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka karkaar ee Maamuka Puntland ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay 13 askari oo ka...









