
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Introduction
Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha Horumarineed
HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Midowga Musharixiinta oo Si adag uga hadlay Xiisadda ka...
Muqdisho (Halqaran.com) –Midowga Musharaxiinta ayaa camabreeyay Qalalaasaha ka socda Magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalka Hiiran.
Warsaxaafaded Midowga Musharaxiinta ay soo saareyn aya waxa ay ku...
RW Rooble oo Xaliyay Khilaaf u dhaxeeyay Mahdi Guuleed & Cabdi...
Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare...
Dowladaha Soomaaliya iyo Faransiiska oo ka wada hadlay dhaqaalaha iyo hannaanka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta kulan ku saabsan arrimaha dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya iyo fursadaha Maalgashi ee...
UN Security Council calls for immediate end to hostilities in Yemen.
The United Nations has condemned a Saudi-led airstrike in the northern province of Saada that killed dozens of people.
Saudi-led coalition warplanes have bombed a...
QM oo ka hadashay duqeyn lala beegsaday xero ku taalla...
Yamen(Halqaran.com) – Qaramada Midoobay ayaa cambaareysay duqeymo dhanka cirka ah oo xulafada Sacuudiga uu hogaamiyo ay ka fuliyeen gobolka Sacda ee waqooyiga Yemen, kaasoo...
Gudoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Dalka oo gaaray Magaalada Garowe.
Garoowe(Halqaran.com) –Wafdi ka socday Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka ayaa Maanta gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ahna Caasimadda Maamulka Puntland, iyada oo halkaas...








