
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Introduction
Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha Horumarineed
HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Mareykanka oo baaraya Maydadka ku dhawaad 46 ruux oo Tahriibayaal ah.
San Antonio(Halqaran.com) –Ugu yaraan 46 qof oo la rumeysan yahay in ay yihiin dad muhaajiriin ah ayaa meydkooda laga dhex helay gaar ah...
MW Saciid Deni oo kulan Gaar ah la yeeshay Saraakiisha Ciidamada...
Garoowe(Halqaran.com) –Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Taliska Ciidanka Booliska ee maamulkaasi
Kulanka waxaa ka qeybgalay...
Aqalka Sare oo meel mariyay Guddoonka Guddiyada Aqalkaasi.
Muqdisho(Halqaran.com) –Guddoonka Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya yeeshya kulankoodii 8-aad ee Kalfadhiga Koowaad, iyaga oo uu maanta ajandaha kulanka uu ahaa ansixinta...
Maxay Tahay Sababta Wasiirka Maaliyadda loogu yeeray Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud...
Muqdisho (Halqaran.com) –Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa looga yeeray xafiiska xeer ilaalinta gaar ahaan qeybta qaabilsan danbiyada...
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta codka kalsoonida siiyay RW Xamsa.+Sawiro
Muqdisho(Halqaran.com) –Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa codkooda kalsoonida siiyey Ra’iisul Wasaaraha cusub mudane Xamse Cabdi Barre, oo dhowaan uu soo magacaabay...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo laga helay Cudarka COVID-19 + War-saxaafadeed
Muqdisho(Halqaran.com) –War qoraal ah oo goordhaw naga soo gaaray Madaxtooyada Soomaaliya ayaa faah-faahin Rasmi ah ka waxa uu ka bixinayay safarka Madaxweynaha JFS uu...









