
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Introduction
Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha Horumarineed
HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Danjiraha Dowlada Soomaaliya U Qaabilsan Ururka (OIC) Oo Waraaqaha Aqoonsiga Laga...
jiddah(Halqaran.com) –Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga dalalka Islaamka (OIC) danjire Xuseen Ibrahim Taha ayaa Warqadaha aqoonsiga Ergeynimo ka guddoomay Ergeyga cusub dowladda Federaalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadd Federaalka Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Dalka+Sawiro
Muqdisho(Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib safar shaqo oo maalmihii la...
Golaha Wasiirada Jubbaland Oo Maanta Meel Mariyay Dagmooyin Cusub (AKHRISO)
Muqdisho(Halqaran.com) –Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta kulankooda todobaadlaha ah ee Golaha ku yeeshay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo ay...
Muwaadin Soomaaliyeed oo Dil loogu Geystay Dalka Koonfur Afrika.
Cape Town(Halqaran.com) – Kooxo hubeysan oo burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa Maanta oo khamiis ah waxaa ay gudaha dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu...
Guddoomiyaha golaha Shacabka oo kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada (Sawiro)
Muqdisho(Halqaran.com) –Kusimaha madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey Amniga guud ee...
Maxay Tahay QM Bayaan ay kasoo saartay Abaarta ka jirta Dalka”AKHRISO”
Muqdisho(Halqaran.com) –Warbixin uu soo saaray isku duwaha arrimaha bini’aadantinimada Qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya Adam Abdelmoula ayuu ku baaqay in si deg deg ah...









