Thursday, June 4, 2026
27.8 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO WAREYSI: Wasiirka Warfaafinta K/Galbeed Ilyaas oo caddeeyay sababta uu isku...

Baydhabo (Halqaran.com) - Wasiirkii warfaafinta Koonfur Galbeed, Ilyaas Cali Nuur ayaa xalay xilka iska casilay, wuxuuna is-casilaadiisa u sababeeyay weerarkii ay Jimcihii ciidamo ka...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha JFS Xasan oo ka qeybgalay Xuska sanad-guurada 79-aad ee Booliska...

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Sabtidii ka qaybgalay xuska sanad guurada 79aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka...
Ahmed Mohamed

Ciidamada DF Somaliya iyo kuwa ATMIS oo si wadajir ah howlgal...

Jowhar (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida Soomaaliya iyo Ciidamada Burundi ee ka amid ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa howlgal wadajir...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha JFS Xasan oo dalalka Kenya iyo Uganda kala hadlay la...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Madasha Iskaashiga Afrika iyo Maraykanka ayaa kulan doceedyo la qaatay dhigiisa...
Ahmed Mohamed

Ciidamo dalka dibaddiisa lagu soo tababaray oo maanta Muqdisho dib ugu...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed, ayaa dalka ku soo dhaweeyay Cutub Ciidanka Daraawiishta Booliska Soomaaliyeed ah oo dhawaan...
Ahmed Mohamed

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay Shir madaxeedka 10-aad ee waddamada Afrika ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Luanda ee caasimadda dalka Angola kaga qayb galaya Shir Madaxeedka 10-aad ee...