
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Ganacsato Soomaali ah oo lagu Afduubtay dalka Koonfur Afrika & Cabsi...
South Africa (Halqaran.com) - Kooxo Burcad isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan ayaa meelo kamid ah dalka Koonfur Afrika waxaa ay ka bilaabeen afduubka dad...
Shirkadda Apple oo qorsheynaysa inay wax soo saarkeeda Telefoonnada ka wareejiso...
New York (Halqaran.com) - Wargeysaka Wall Street Journal ayaa sheegay in shirkadda telefoonada soo saarta ee Apple inay dardargelinayso qorshaha ay uga guurayso dalka...
Ciidanka Booliska Puntland oo soo qabtay eedeysane dil horey u geystay
Boosaaso (Halqaran.com) - Ciidanka Booliska Gobolka Bari oo Kashanaya Bulshada iyo Qeybaha Kala Duwan ee Cidamada ayaa Gacanta ku so Dhiigey Gacan ku dhiigle...
Guddoonka sare ee maamulka Gobolka Banaadir oo kulmay
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay kulanka guddoonka sare ee Maamulka Gobolka...
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha xoogga dalka oo tagay Degmada Aadan Yabaal
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya iyo Taliyaha xoogga dalka ayaa booqday degmada Aadan yabaal oo ka mid ah degmooyinka ugu muhiimsan ee laga xorreeyay Ururka...
NATO ‘‘Waxaan ka baqaynaa dagaalka Ukraine inuu faraha ka sii baxo‘‘
Ukraine (Halqaran.com) - Xoghayaha guud ee ururka NATO Jens Stoltenberg, ayaa walaac ka muujiyay in dagaalka Ukraine uu faraha ka baxo oo uu noqdo...









