Thursday, June 4, 2026
27.8 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta Ansixiyay laba Hindise Sharciyeed

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiista maanta ah kulan ay yeeshan oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamse Cabdi...
Ahmed Mohamed

Dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Beledweyne & Wararkii ugu...

Hiiraan (Halqaran.com) - Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda iyo Xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaanka Beerxaani oo ku...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Dhiggiisa Madaxweyne Geelle oo arrimo muhiim kawada...

Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku jooga dalka Jabuuti ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaasi...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo gaaray Jabuuti

Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi ballaaran ee uu hoggaaminayey ayaa gaaray dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. waxana garoonka magaalada Jabuuti si diirran...
Ahmed Mohamed

Jarmalka oo lagu xir-xiray dad lagu eedeeyay inay maleegayeen Afgambi

Berlin (Halqaran.com) - Ku dhawaad 25 qof ayaa loo xiray howlgallo ka dhacay guud ahaan dalka Jarmalka, kuwaas oo looga shakisan yahay in ay...
Ahmed Mohamed

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay Shir arrimo badan looga hadlayay oo ka...

Qaahira (Halqaran.com) - Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JF Soomaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qayb-galay shir ay si...