
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Fannaanka weyn Axmadeey Abuubakar Al Camaari oo Muqdisho ku geeriyooday
Muqdisho (Halqaran.com) - Allaha u naxariistee waxaa maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyooday fannaankii weynaa ee Soomaaliyeed, Axmadeey Abuubakar Mubaarak (Al Camaari), oo muddooyinkii ugu...
Maxaa ka soo baxay kulankii labaad ee dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa kulankii labaad...
Muxuu Wasiir Cabdiraxmaan Beyle ka sheegay xarunta golaha shacabka ee BF...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka dooday Sharciga Maaraynta Maaliyadda Guud ee PFM-ka, oo uu...
Xildhibaan Yarow ‘‘Ayaxa faraha badan wuxuu ku wajahan Sh/dhexe, Sh/hoose, Baay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay Ayaxa faraha badan, ee...
DHAGEYSO: Maxaa ka jira in Jubbaland ay ciidan u diyaarsatay gobolka...
Gedo (Halqaran.com) - Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxay hadda sameenayaan isbeddel ay rabaan inay Gobolka Gedo ka fuliyaan.
Ciidamada ay diyaarsatay Jubbaland ayay dooneysaa inay...
Maxaa ka soo baxay Kulankii uu Muuse Biixi la yeeshay Cabdiraxmaan...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Isniintii maanta Qasriga Madaxtooyada...









