Sunday, September 13, 2026
28.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Maxaad ka ogtahay qodobbada ay ku heshiiyeen ra’iisul wasaare Kheyre iyo...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Kulan saacado badan qaatay ayaa waxaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ku yeeshay ra’iisul wasaaraha XF Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre iyo...
Ahmed Mohamed

Puntland oo maxkamad soo taagtay Nabaddoono ku xirnaa Boosaaso, kaddib markii...

Boosaaso (Halqaran.com) - Maxkamadda Darajada kowaad ee gobolka Bari ayaa Arbacada maanta u fariisatay dacwad loo haysto shan oday oo Maamulka Puntland ku xireen...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Maxaa ka soo baxay kulankii maanta Muqdisho ku dhexmaray Safiirka...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa kulan gaar ah Tallaadadii maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Maxamed Axmed Cusmaan Xamaada oo maalmihii...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Faah-faahin cusub iyo khasaaraha ka dhashay israsaaseynta caawa ka dhacday...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Israsaaseyn khasaaro geysatay oo dhaxeysey Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda iyo ilaada hoggaanka Ahlusunna ayaa waxaa ay Caawa ka dhacday agagaarka...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxii Ex Control Afgooye ee lagu...

Muqdisho (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda Qaraxii 28-kii Bishan ka dhacay Isgoyska Excontrol Afgooye, halkaasi oo ay ku dhinteen 87 qof, halka...
Ahmed Mohamed

Iska hor-imaad caawa ka dhacay magaalada Dhuusamareeb Xilli uu booqasho ku...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) -  Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya, in caawa Magaalada uu ka dhacay iska hor imaad u...