Sunday, September 13, 2026
28.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland: ”Faragelinta lagu hayo maamulka Galmudug halaga daayo”

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa Dowladda Federaalka ugu yeeray inay joojiso fara-gelin uu sheegay inay ku hayso dhismaha maamulka cusub ee Galmudug. Siciid...
Ahmed Mohamed

Maxay qaban jirtay haweeney maanta lagu dilay Muqdisho?

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxay faah faahin ka soo baxeysa dilka haweeneydan maanta loogu gaystay Waqooyi Bari ee Magaalada Muqdisho, iyadoona ay dilka kadib baxsadeen...
Ahmed Mohamed

Golaha wasiirrada Jubbaland oo ka hadlay wada shaqeyn la’aanta DF Somaliya...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta shir gugdoomiyay kulanka Golaha Wasiirada, oo looga hadlay qodobo kala duwan. Ugu horayn...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo Garoowe ku qaabilay Safiirka Finland ee...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Arbacadii maanta qaabilay safiirka Finland ee Soomaaliya, Erik Lundberg iyo wafdi uu...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Magaca Ninkii hoggaaminayay weerarkii Kenya habeen hore oo la shaaciyay

Dhadhaab (Halqaran.com) - Ciidamada Booliska dalka kenya ayaa shaaciyay magaca ninkii hoggaaminayey weerarkii Habeen hore lagu qaadey Saldhig ay leeyihiin Ciidamada Booliska Kenya oo...
Ahmed Mohamed

Diyaaradaha Mareykanka oo duqeymo xooggan ka geystay Jubbooyinka

J/Hoose (Halqaran.com) - Diyaaradaha dagaalka ee dalka Mareykanka ayaa duqaymo ka gaysteen saddex goobood oo ku yaala Gobolada Jubbooyinka, kuwaa oo lagu bartilmaameedsaday maleeshiyada...