Sunday, September 13, 2026
28.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Puntland oo maanta xukun ku riday Odayaal iyo Siyaasiyiin...

Boosaaso (Halqaran.com) - Puntland ayaa xukuno kala duwan ku riday Odayaal iyo Siyaasi muddooyinkii dambe ku xirnaay Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari. Maxkamadda derejada kowaad...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan Ismiidaamin iyo weerar toos...

Lamu (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar Al-Shabaab saaka waaberigii ay ku qaadeen xero Ciidamada Kenya ay ku leeyihiin...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Olole ka dhan ah doorashada Galmudug oo ka socda Gaalkayo...

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Gaalkacyo ka bilowday olole xoogan oo liddi ku ah hannaanka geedi-socodka Doorashooyinka Baarlamaanka iyo midda Madaxtooyada Galmudug, ee ka...
Ahmed Mohamed

Al-Shabaab oo weerar Khasaaro dhaliyay ka geysatay gudaha dalka Kenya &...

Lamu (Halqaran.com) - Warbaahinta Kenya ayaa tebinaysa in maleeshiyaa looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab ay maanta weerareen bas marayey degaanka...
Ahmed Mohamed

Korneyl Caarre oo maanta Ciidankiisa iyo hubkii uu watay ku wareejiyay...

Ceerigaabo (Halqaran.com) - Korneyl Siciid Cawil Jaamac oo loo yaqaano Korneyl Caarre ayaa Khamiistii maanta waxaa uu Ciidamo farabadan oo ka amar qaadanayey iyo...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Reer Galmudug oo isha ku haya dhaqdhaqaaqyada ku soo kordhay...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Bulshada reer Galmudug ayaa isha ku haysa dhaqdhaqaaqyada ka soo cusboonaday Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug, tan iyo markii uu...