
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Axmed Madoobe oo la xisaabtamay Wasaaradaha iyo Hay’adaha kala duwan ee...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Wali ku guda jira isla Xisaabtanka Wasaaradaha iyo Hay’adaha kala...
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo maanta la kulmay Wafdigii ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdigii ka yimid Somaliland ee u yimid taakuleynta...
Qarax ka dhacay magaalada Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay Qarax miino.
Qaraxaas ayaa la sheegay...
Guddoomiyihii hore G/Hiiraan Yuusuf Dabageed oo si kulul u eedeeyay madaxda...
Baledweyne (Halqaran.com) - Guddoomiyahii hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheegay inay faraha ka baxeen ammaanka deegaannada HirShabeelle, isla markaana madaxda...
Death toll in Galkayo blast hits eight
At least eight people including soldiers and civilians have been killed, while several others injured after car bomb went off outside a hotel in...
UPDATE: Xaaf oo ka hadlay qaraxii caawa ka dhacay magaalada Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa ka tacsiyeey Dadkii ay waxyeeladu kasoo gaartay Qarax caawa ka dhacday Magaalada...









