Thursday, April 30, 2026
28.3 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Maxaa ka jira in Jubbaland ay ciidan u diyaarsatay gobolka Gedo? (Maxaa cusub)?

Gedo (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxay hadda sameenayaan isbeddel ay rabaan inay Gobolka Gedo ka fuliyaan.

Ciidamada ay diyaarsatay Jubbaland ayay dooneysaa inay dib ugu qabsato Deegaanadii Gobolkaasi ee Gacanta Dawlada Soomaaliya galay.

Xiisad ka dhalatay Maamulkii dhawaan ay u magacawday Jubbaland Degmada Baardheere ayaa waxa uu ka taagan yahay Degmadaasi.

Guddoomiyaha Degmada Baardheere Ismaaciil Cabdi Qorax waxa uu sheegay in Gobolka Gedo ay Jubbaland Hoostagto ayna Dawladda Dhexe kaga doonayaan inay ku ixtiraamto hoggaamintooda.

Halka hoose ka dhageyso Codka guddoomiyaha:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...