Wednesday, May 6, 2026
30.9 C
Mogadishu

Gobolka Gedo

Ciidamada DF Somaliya oo la wareegay deegaanka ka tirsan Gobolka Gedo

Luuq (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya, in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay subixii Axadda maanta ah la wareegtay...

Madaxweynaha Jubbaland oo war cusub ka soo saaray arrinta gobolka Gedo

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo dhaweeyay isbadalka Cusub ee dalka ka hirgalay, isagoo xusay in...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Maamulka G/Gedo oo ka hor yimid ‘hadalkii Jubbaland’ in ciidamada laga...

Gedo (Halqaran.com) - Maamulka Gobolka Gedo ayaa si adag uga horyimid in Ciidamada Dowladda laga saaro gobolkaasi, xilli Dowlad Goboleedka Jubbaland ay u ololeynayso,...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo ku eedeysay Kenya inay colaad ka hurineyso Gedo

Gedo (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi oo kormeer ku sameeyey fariisimaha ciidanka xoogga ee duleedka degmada Beled-xaawo...
Ahmed Mohamed

Wafdi ka socda DF Soomaaliya oo gaaray gobolka Gedo

Doolow (Halqaran.com) - Wafdi uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda  XF Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa waxaa ay Khamiistii Maanta gaareen degmada Dooloow ee...
Ahmed Mohamed

Faah-faahin ku saabsan dagaal culus oo ka dhacay G/Gedo

Gedo (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamada Kenya oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM iyo...