Wednesday, June 24, 2026
25.4 C
Mogadishu

Gobolka Gedo

Ciidamada DF Somaliya oo la wareegay deegaanka ka tirsan Gobolka Gedo

Luuq (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya, in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay subixii Axadda maanta ah la wareegtay...

Madaxweynaha Jubbaland oo war cusub ka soo saaray arrinta gobolka Gedo

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo dhaweeyay isbadalka Cusub ee dalka ka hirgalay, isagoo xusay in...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE: Al-Shabaab oo lagu eedeeyay inay shaqaale Samafal ah ka afduubteen...

Gedo (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa lagu eedeeyay inay shaqaale samafal ka afduubteen saacadihii la soo dhaafay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo. Masuuliyiin ka tirsan...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Maxaa ka jira in Jubbaland ay ciidan u diyaarsatay gobolka...

Gedo (Halqaran.com) - Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxay hadda sameenayaan isbeddel ay rabaan inay Gobolka Gedo ka fuliyaan. Ciidamada ay diyaarsatay Jubbaland ayay dooneysaa inay...
Weriye Ahmed Abdi

Al-Shabaab oo go’doon gelisay degmada Luuq iyo Xiisad ka taagan deegaanka...

Luuq (Halqaran.com) -  Wararka naga soo gaaraya Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Ururka Al Shabaab ay bilaabeen inay xaalad go’doomin ah...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Abaaro ba’an oo dhibaato xooggan ku haya gobolka Gedo, &...

Gedo (Halqaran.com) - Abaar ba’an oo xilligan ka taagan dhulka baadiyaha gobolka Gedo ayaa saameysay daaqa, deegaanka iyo dadkaba. Boqolaal Xoolo dhaqato ah ayaa wajahaya...
Ahmed Mohamed

Ciidamada XDS oo Al-Shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan gobolka Gedo...

Baardheere (Halqaran.com) - Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed  qeybta 43-aad ayaa waxaa ay howlgallo ka fuliyeen deegaano hoostaga degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, waxaana saraakiisha...