Monday, August 3, 2026
26.5 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
World
Ahmed Mohamed

‘Egypt’s leadership feels markedly threatened by Turkey’

For the second time in weeks, the NATO allies Greece and Turkey have mobilized their fleets for a standoff. Greece's government considers Turkey's surveying...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Galmudug QoorQoor oo la kulmay guddiga farsamada Doorashooyinka Qaranka +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo dib ugu soo laabtay Dalka ayaa la shiray qaar kamid ah Guddiga Farsamada ee Ka Baaraan...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Wasiirrada Maaliyadda Dowlad goboleedyada iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Shirkii u dhaxeeyay Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya iyo Wasiirrada Maaliyadda ee dowlad Goboledyada ayaa waxaa laga soo saaray War-murtiyeed, kadib markii...
Ahmed Mohamed

Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha oo la kulmay guddiga baaraya dagaalkii ka dhacday...

Muqdisho (Halqaran.com) - Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa kulan la qaatay guddiga loo magaacay inay baaris dhammeystiran ku sameeyaan shaqaaqadii maalin kahor...
Ahmed Mohamed

Ilhaan Cumar oo markale ku guuleysatay doorashadii ka dhacday Mareykanka

Minnesota (Halqaran.com) - Xildhibaanad Ilhaan Cumar ayaa xalay ku guuleysatay doorashadii gelinkii dambe ee Talaadadii ka dhacday Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Ilhaan Cumar ayaa...
Ahmed Mohamed

Update: Xildhibaannada Golaha shacabka oo berri kulmaya, (Wax ka ogow Ajendaha...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Arbacada berri oo taariikhdu ku beegan tahay 12/8/2020 lagu wadaa in Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ay kulankooodii caadiga...